Sidee maanta looga ciiday degaanada ay maamusho Xarakada Al-Shabaab? (Sawirro)

Degaanada ay maamulaan kooxda Al-shabaab ee ka tirsan bartamaha iyo koonfurta Somalia ayaa maanta si weyn looga dabaaldegayaa maalinta koowaad ee Ciidul-adxaa. Degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxay ka mid tahay meelaha sida weyn maanta looga ciiday, fagaaraha weyn ee magaalada waxaa isugusoo baxay boqolaal qof oo halkaas ku tukaday salaadda Ciidda, waxaana kala qeyb … Continue reading Sidee maanta looga ciiday degaanada ay maamusho Xarakada Al-Shabaab? (Sawirro)